Ministry of Education & Higher Education

Minister's Statement

Other Executives

H.E Ali Hamud
Deputy Minister of Ministry of Education & Higher Education
H.E Mohamed Hassan Ibrahim
Director General of Ministry of Education & Higher Education
How to lose Friends and Alienate people
H.E Khadar Ahmed Diriye
Director of Higher Education of Ministry of Education & Higher Education
  • Who We Are

  • We Do

Ministry of Education & Higher Education :: We are the ministry that administers the system of publicly funded elementary and secondary school education, University level & all private education institutions in Somaliland.
The ministry's plan to promote a strong, vibrant, publicly funded education system is focused on three goals: high levels of student achievement; reduced gaps in student achievement; high levels of public confidence in public education.

Guddida Tacliinta Sare ee Somaliland oo la Magcaabay

Madaxweynaha Somaliland Mud. Axmed Maxamed Maxamuud –Siilanyo ayaa magcaabay komishanka tacliinta sare ee dalka oo ah kii ugu horeeyey ee dalka laga sameeyo, kuwaas oo ay ku jiraan haldoorka umadda qaybo badan sida culimada, haweenka, barayaasha jaamacadaha, abwaanno , iyo maamulka wasaaradaha qaarkood.

Read more...

 

Xaflada Qalin Jabinta Dufcadii 10 aad ee Jaamacada Camuud

Xafladda Qalinjabinta Dufcadda 10-naad ee Camuud

Madaxweyne Siilaanyo oo dugsigii uu ka baxay 50-sano ka hor shahaadooyin ku guddoonsiiyay ardaydii ugu buundooyinka sarreeyey kulliyadaha jaamacadda + Prof.Suleyman oo ah guddoomiyaha jaamacadda Camuud oo sheegay inay waddo laami ah bilaabayaan taas oo isku xidhi doonta jaamacadda iyo Magaalada +Prof.Suleyman oo sheegay inuu sameeyey maamul cusub oo ardayda ah si uu iskaga ilaaliyo in sidii kacdoonada carabta lagu mudaharaado.

Read more...

 

1231 Macalin Oo Shalay Imtixaan Qiimayna U Fadhiistay

1231 Macalin oo iskugu jira macalimiinta dawlada iyo kuwo aan hore macalimiin u ahaan jirin, balse si toosa uga qalin jabiyey dugsiyada sare ayaa shalay Imtixaan lagu qiimaynayo u fadhiistay, islamarkaana dalka oo dhan ka koobnaa.Macalimiintan imtixaanka u fadhiistay ayaa tiradoodu dhan tahay 1231 Read more...

 
  • «
  •  Start 
  •  Prev 
  •  1 
  •  2 
  •  Next 
  •  End 
  • »
Page 1 of 2

Somaliland President

About Somaliland

The Republic of Somaliland known as the Somaliland Protectorate under the British rule from 1884 until June, 26th 1960 when Somaliland got its independence from Britain.

 

You are here: Home

Minister's Visit